«ADDUUNYO WAA SHEEKO IYO SHAAHID»
NINLADHACAY

Sheeko: nin baa ka soo safray reerkiisii, isagoo sita qumbe
subag ah iyo wan buuran oo Toddoba jir ah, markaas baa laba
tuug aragtay oo ey yiraahdeen war sidee uga xadnaa ninkaas
wanka iyo subagga?

Markaas baa mid wuxuu yiri annaa indhaha iska ridaayee
isoo raac markaas buu indhaha xanjo marsadey oo istaagey jid-
kii ninka soo marayey Waryaa sharqamay? Waa anigoo safar
ah, war magaaladii igey, hoo wanka ii qabo, oo usha keenso?
Markaas baa tuugii kale wankii furtay, war xarigeyga xoollo
kuma jiraan ee qumbaha ii dhiib, ee wankii raadi, markaas buu
isna qumbihii la carrarey ninkiina halkaas baa lagu dhacay.
Sheekadii halkaas ha inoo joogto.

Comments

Popular posts from this blog

SHEEKO XIKMAD + QOSOL LEH!

Sheeko gaaban