TUUG
DAHAB XADAY
Nin
tuug ah baa ka xaday, nin Suldaan ah laba kabood oo
dahab
ah, markaas buu haddana wuxuu arkay dameer laba
jawaan
oo dahab ah, saaran tahay, markaas buu damcay in uu
ninka
dameerka wata inuu ka xado dameerka dahabka sida,
markaas
buu jidkii uu ku soo socday buu kab dahab ah dhigay
oo
cabbaar meel u jirta midii kalana uu dhigay, markaas baa
ninkii
dameerka watay baa arkay kabta dahabka ah oo meesha
taal,
markaas buu iska dhaafay, cabbar markuu socday buu
arkay
kabtii kale, markaas buu dameerkii ku xirtay meeshaan
kabtu
taal, oo raadshey tii kale oo uu soo dhaafay, markaas
baa
tuuggii xaday dameerkii iyo dahabkii.
Sheekadii halkaas ha noo joogto
Comments
Post a Comment